Kismaayo(Idaacadda Waamo)Gudoomiyaha Jaamacada Kismaayo Maxamed Bile Xaashi oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Waamo ayaa wuxuu kaga hadlay farqiga u dhexeeya Waxbarashada guda iyo tan dibada iyo ahmiyada ay leedahay.
Cabdinuur Samriye ayaa wareysigaan la yeeshay.