Degmooyinka Walaweyn iyo Afgooye oo Looga Barakacay Fatahaad hor leh ku soo rogmadey Degmooyinkaasi

0
59

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Koormeerkan ayaa waxuu lagu tagay deegaanada  dhexeeya Afgooye iyo Wanlaweyn waxaana hogaminayay Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose iyo Wasiirka Amniga Dowladda KG Maamulka Degmada Wanlaweyn ayagoo Tagay Tuulooyinka Tabeelaha, Sharey iyo Sagaaroole oo dhamaanba ka tirsan Degmada Wanlaweyn.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here