Degmada Xudur oo laga sameeyay Olole Nadaafadeed

0
109
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka degmada Xuddur ayaa bulshada kala qeyb galay Ololenadaafadeed oo lagu soo celinayo bilcda degmada ujeedka Ol’olahan ayaa ah in bulshada laga wacyi galiyo dhibaaatda dhanka caafimaadka  ee ka dhalan karto Nadaafad xumo, waxaana maamulka degmada uu sheegay in loo baahan yahay in bulshada ay qashinka.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here