Degmada Wisil Galmudug oo lagu so xiray kulanka wadatashi ah oo looga hadlayay dowlad dhiska

0
37

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug ayaa Degmada Wisil ee koonfurta Gobolka Mudug kuso gabagabeeysay kulan looga hadlayay amniga xasilinta iyo wadajirka bulshada.

Kulanka ayaa waxaa kaso qeyb galay Wasaaradaha Amniga, Cadaaladda Awqafta iyo Arimaha diinta, maamuulka Gobolka kan degmada Wisil, Taliska Booliska Saldhiga Wisil iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here