Degmada Luuq oo ay ka jirto xaalad go`doon ah kadib marku uu ku fatahay Wabiga Jubba

0
74

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wararka ka imaanaya degmada luuq ee gobolka Gedo ayaa ku waramaya in dadka halkaas kunool ay go’doon ku jiraan kadib marki Wabiga Juba uu ku fatahay deegaano ka tirsan Jubada hoose iyo Gobolka Gedo iyadoona aney helin wax gurmad bini’adannimo.

Bulshada luuq waxeyna wajahayan xaalado adag sida u warbaahinta u sheegay Gudoomiyaha degmada luuq Daahir Maxamad Nuur oo shegay iney Gargaar degdeg ah ubaahan yihin dadka ku nool degmada Luuq waxaana u dhanka kale tilmaamay in dadkaasi gargaarka lagu gaarsiin kara kaliya doonyo iyo diyaaradaha oo aney jirin wada kale oo u furan Gargaarkana lo marin kara.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here