Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka Daaqa iyo isbedelka Cimilada Puntland ayaa degmada Galdogob ee Gobolka Mudug ku qabatay kulan wacyigalin ah oo ku saabsan ilaalinta deegaanka.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.
Audio Player