Degmada Eyl Puntland oo lagu qabatay shir looga hadlayey ilaalinta Xeebaha

0
6

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda deegaanka iyo Isbedelka cimilada Puntland ayaa Degmada Eyl ku qabatay shirar looga hadlayey wadatashiga maareynta deegaanka iyo uqareemidda ilaalinta xeebaha iyo deegaanka.

Shirka Wadatashiga ayaa waxa kaso qeeb galay Masuliyin Kakala socitay Mamulka Degmada Eyl Wasaaradda Deegaanka Iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Kunol Degmada Eyl Ee Mamulka Puntland.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here