Degmada Doolow ee Gobolka Gedo oo lagu soo afmeeray shir u dhexeeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Jubbaland

0
36

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa maanta Degmada Doolow ee Gobolka Gedo lagu soo afmeeray shir u dhexeeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Jubaland, kaas oo looga hadlayay qaabkii uu kusii socon lahaa, xalwaarana u noqon lahaa mashruuca dhamaanaya ee “Resilience Program (JRP)“ oo loo yaqaano adkaysiga wada jirka ee xalka waara.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here