Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose ayaa lagu qabtay kulan looga hadli doono ilaalinta deegaanka, kaas oo muhiim u ah bulshada deegaanka.
kulanka wuxuu socon doona muddo saddex maalmood ah waxaa iska kaashanayo Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Wasaaradda Maaliyadda iyadoo uu Guddoomiyaha degmada Dhobley, Xasan Cabdi Xaashi wuxuuna kawarbixiyay muhiimada kulanka.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.