Degmada Cadaado oo laga dhagax dhigay Bangiga dhiigga

0
112

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug mudane Cabduwali Cabdullaahi Jaamac oo ay wehliyan Guddoomiye kuxigeenka Degmada Cadaado iyo xubno katirsan Maamulka Degmadas ayaa dhagax dhigay Bangiga dhiiga ee Isbitaalka Cadaado.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Cabduwali Cabdullaahi Jaamac ayaa sheegay in xaruntan cusub ee ay dhagax dhigeen muhim u tahay shaqada Isbitaalka Cadaad iyo bulshada kunool deegaanka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here