Degmada Caabud-waaq oo ka dhacday Doorashada Gollaha Deegaanka degmadaasi

0
108

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Caabud-waaq ayaa waxaa qabtay doorashada golaha deegaanka ee degmadaasi waxaana doorashadaasi goob joog ka ahaa Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid.

Gudoomiyaha Gudiga doorashada golaha deegaanka degmada Caabud-waaq Ahmed Agdag ayaa ku dhawaaqay Natiijada doorashada.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here