Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda kalluumeysiga dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa degmada Balcad ee gobolka Shableeha dhexe ka daah-furtay bandhigga wax soo saarka xeebaha.
Waxaana munaasabadda bandhigga ka qeyb-galay mas’uuliyiin iskugu jirta Wasiirro ,xildhibaano ,maamulka degmada Balcad iyo quburo dhanka xeeba ah’ Bandhigga ayaa lagu soo bandhigaaya sida wax soo saar laguu sameyn lahaa Xeebaha .
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.