Degmada Balad Xaawo oo uu ka biloowday Gurmadka fatahadaha Wabiyada Jubba iyo Shabeelle

0
375

Kismaayo(Idaacada Waamo)iyadoo wali  ay socdaan dadaalo loogu gurmanayo dadka ay sameeyeen fatahadaha aya dagmada balad xaawo ee gobolka gado waxa loga dhawaaqay gudiga gurmadka fatahadaha kuwaas oo laga soo xulay qaybaha kala duwan ee bulshada balad xaawo.

Gudomiyaha dagmada baladxaawo oo soo magacabay gudigan aya bulshada ku nool dagmadas waxu ugu baaqay inaay u istagaan gurmadka dadka dhibatadu kasoo gaartay fatahadaha  gaar ahaan walalaha reer baladwayne.

fatahadaha ay sameeyeen labada wabi ee jubba iyo shabeele aya gaaystay qasaare xoogan oo isugu jira naf iyo maal.

R/W,Xamdi Maxamed Yaasiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here