Degmada Afmadoow oo markii ugu horeysay laga hirgaliyay Saldhig Boolis

0
117
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Saldhigaan oo ah mid si heer sare loo dhisay waxa uu ka mid yahay mashaariicda looga faa’iideystay nidaamka maamul daadejinta ee Dowladda hoose, waxaana hirgelisay Wasaaradda amniga gudaha Jubbaland.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here