DEG-DEG: Rodri Oo Seegaya Inta Ka Dhiman Xilli Ciyaareedka

0
40
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kooxda Man City ayaa heshay warkii ugu xumaa ee xilli ciyaareedka iyaga oo war ka helay xaalada xiddiga Rodri.

 

Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegaya in ay Man City sugayso baadhitaan dheeraad ah oo ku saabsan dhaawaca Rodri.

Si kasta ha ahaatee Man City ayaa filaysa in uu xiddigu garoomada ka maqnaado inta ka dhiman xilli ciyaareedka.

 

Rodri ayaa ku dhaawacmay kulankii ay Man City bar-baraha 2/2 ah la gashay kooxda Man City.

Man City ayaa xaqiijisay in uu xiddiga reer Spain ka dhaawacmay jilibka lugta midig isla markaas uu soo gaadhay dhaawac halis ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here