Deeq Raashin oo Loo qeybiyay 5,000 oo qoys oo barakacayaal ah

0
113

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka  Jubbaland iyo Hay’dda Maxaliga ee Zamzam Foundation ayaa deeq raashin ah oo ka timid Dowladaha Kuwait iyo Cumaan  u qaybiyay 5,000 oo qoys oo ka mid ah dadka ay Abaartu saameysay.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here