Deeq raashin ah oo la gaarsiiyey qoysas danyar ah oo ku nool magaalada kismaayo

0
576
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deeqdan raashinka ah oo uu baxsaday Maamlulaha Shirkada Duulimaadka ee Freedom Xaaji Cabdiqaadir Caano Nuug ayaa la gaarsiiyey ilaa 53 qoys oo kamid ah dadka barakacayaasha ee kunool magaaladatani kismaayo.
Raashinkan la gaarsiiyey dadka danyarta ee ku nool magaalada kismaayo ayaa waxa uu isugu jirey bur,bariis,sokor,saliid iyo timir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here