Wararka Deeq Raashin ah oo La Gaarsiiyay Qaar ka mid ah Barakacayaasha Deegaanka Luglow. By admin - October 19, 2022 0 222 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Ku dhawaad 2000 oo qoys oo kamid ah dadkii ay Saameysay Abaarta oo deegaameysi loogu sameeyay deegaanada Luglow Iyo Istanbuul oo deeq raashin ah la gaarsiiyay. Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warkaan inoo diyaarisay. http://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2022/10/Warka-Juweeriyo-qaar-ka-mid-ah-barakacayasha-deegaanka-Luglow-oo-la-gaarsiiyay-deeq-raashin-ah-1.mp3 Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X