Deeq raashin ah oo la gaarsiiyay dadka ay abaartu saamaysay ee ku nool Deegaanka Cabdalle Biroole .

0
197

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Cuddalle Biroole oo dhaca galbeedka Magaalada Kismaayo  ayaa ka mid meelaha ay abaartu sida wayn u saameysay waxaana ku soo barakacay dad  badan oo reer guraa ah kuwaas oo ay abaartu xooli dhaafisay hadana barakacayaal ku ah Cabdalle Biroole .

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here