Deeq Raashin ah oo la gaarsiiyay dadka ay abaartu saamaaysay ee deegaanada Dalsan iyo Bilicsan

0
310

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa deeq raashin ah gaarsiisay dadka ku nool deegaanada Dalsan,Bilicsan iyo Dabaayl wayn oo dhamaantood hoos yimaada Degamada Kismaayo

Gurmadkaan ayaa ah mid looga Jawaabayo abaarta sida waayn u saamaaysay dadka ku nool degaanadaas ee ay inta badan ka dhamaadeen xoolihii ay dhaqan jireen.

 

Hamdi Maxamed Yasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here