Caruuur danyar ah oo Lacag loogu qeybiyay Gaalkacyo

0
45

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Curuur tiradoda gareeysa 300 boqol oo caruur agoon ah ayaa magaalada Galkacyo loogu qaybiyay 15000 dollar oo loogu talagalay in lagu ciidsiiyo Caruurtaas.

Munaasabadda lagu qaybinayay lacagtaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Degmada Galkacyo, mas’uuliyiin ka socday maamulka Galmudug, Waalidiin iyo qaybaha kale ee bulshada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here