Deeq kala duwan oo la gaarsiiyay Xabsiga dhexe iyo Naafada Xoogga dalka

0
33

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Hormuud Salaam Foundation aya waxaa ay gaarsiisey Xabsiga dhexe iyo Naafada Xoogga dalka deeq isugu jirtey Timir iyo Neef Geela si ay uga afuuraan maadama ay yihiin kuwa aan awoodin in ay shaqesytaan sanadkasta Bisha Ramadaan ayaa la gaarsiiyo deeq kale duwan Xabsiga dhexe iyo Naafada Xoogga dalka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here