Deeq daawo oo la gaarsiiyay Kaamka Sugoow ee Baladweyne

0
56

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka macalimiinta iyo ardeyda iskuulka ileys ee Baladweyne ayaa deeq daawo ah iyo wacyi galin gaarsiiyay kaamka sugoow ee xaafada Kooshin.

Dad u badan waayeel haween iyo dad naafo ah ayaa ku nool kaamka kuwaasi oo baahi caafimaad qabay.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here