Deegaano ka tirsan Gobalka Togdheer oo laga fuliyay Mashaariic Hormarineed

0
37

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Deeganka Nasiye ee Gobolka Togdheer oo kaashanaya shacabka deeganka ayaa dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo kala duwan.

Mashaariicda la dhagax dhigay waxaa kamid ah goobo waxbarasho iyo xarunta Caafimadka Deegaanka.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here