Deegaano ka tirsan Gobalka Maroodi-jeex oo la gaarsiiyay Dhaqaatiirta guurguurta

0
32

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada Somaliland Khadar Ibraahin Maxamed ayaa geeyay Hay’adda  dhaqatiirta guurguurta   Humaiti International deegaanada magaalo Xoosh iyo Magaalo Kuul oo ka tirsan degmada Faroweyne ee Gobalka Maroodi-jeex,halkaas oo ay ka fuliyeen adeegyo Caafimaad.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here