Deegaano hoos yimaada degmada Kismaayo oo gargaar binaa’aadanimo la gaarsiinayo

0
108

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Dowlad Goboledka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay kulan looga hadlayay arimaha isku duwida gargaarka beni’aadanimo ee degdeg ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here