Deegaanka yoontoy oo ay ku soo barakaceen  Dadka ay abaartu Saameysay.

0
253

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-ayadoo wali ay abaaro baahsan ka jiraan  deegaanada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa deegaanka Yoontoy ee waqooyiga Magaalada Kismaayo waxaa ku soo barakay dad ay abaartu saamaaysay kuwaas oo ka yimid tulooyin hoos yimaada deegaanka yoontoy .

Dadkaan oo isugu jira xoolo dhaqato iyo beeraleey ayaa waxaa si wayn u saamaaysay abaarta ka jirta deegaanada Jubbaland waxaana intooda badan ka dhamaaday xoolihii ay lahaayeen.

Hamdi Mahamed Yasiin :- ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here