Deegaanka Xaaji weyne ee duleedka magaalada Kismaayo oo laga dhagax dhigay dhismaha Masaajid weyn

0
67

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Xaaji weyne ee dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta laga dhagax dhigay dhisamaha Masaaji oo ay yeelaan doonta deegaanka waxiyna dhismahiisa ka qeyb qadanaaya mid ka mid bulshada Deegaanka taas oo ay soo dhaweeyeen gudoomiyaha deegaanka iyo qeyb kale duwan ee bulshada

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here