Deegaanka Xaaji wayne ee waqooyiga Kismaayo oo xariga looga jaray Masaajid cusub

0
33

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Xaaji wayne waa mid kamid ah deegaanada dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo ayaa waxaa laga hirgaliyey masaajid ay baahi weyn uqabeen dadka deegaanka waxaana dhismahiisa iska kaashaday Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jubbaland iyo dad Muxsiniin ah oo udhashay deegaanka Xaaji weyne.

Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jubbaland Maxamed Yuusuf Cumar ayaa sheegay iney juhdi badan ku bixinayaan ka Wasaarad ahaan sidii loo hormarin lahaa goobaha Cibaadada.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here