Deegaanka Qarsaaray duleedka kismaayo oo laga hirgeliyay War Biyaha laga cabo

0
8

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Biyaha ee Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Mas’uuliyiinta kala duwan ayaa shaqada ku tagay deegaanada dhaca Galbeedka Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland, halkaasi oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan maamulka Jubbaland.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaanan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here