Deegaanka Qaam-Qaam oo xarun caafimaad laga dhagax dhigay

0
11

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowlad goboledka Jubbaland ayaa deegaanka Qaam-Qaam ee dhaca waqooyiga Magaalada Kismaayo ka dhagax dhigtay xarun Caafimaad.

Xarunta caafimaad ee laga hirgalinayo deegaanka Qaam Qaam ayaa la rajaaynayaa in wax badan ay ka badasho baahiyaha caafimaad ee ka jira Qaam-Qaam iyo tuulooyinka u dhaw dhow.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here