Deegaanka Olol ee gobolka Galgaduud oo laga dhagax dhigay goob Waxbarasho.

0
158

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Culimada iyo waxgaradka deegaanka Olol ee gobolka Galgaduud ayaa dhagax dhigay xarun lagu baran doonno cilmiga diiniga iyo maadigaba si wax loo baro dadka madaama uu deegaanka ku yaalo meel ka fog magalooyinka wa weyn ee gobolka galgaduud ee maamulka galmudug.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here