Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Hormarinta Biyaha Somaliland ayaa Ceel-biyood ka dhaqagax Dhigay Degaanka Magalacad oo Hoosyimaada Degmada Boorama ee Xarunta Gobalka Awdal
Ceel-Biyoodkan oo Bulshada Degaanku Baahi wayn uqabeen ayaa Waxa dhagaxdhigiisa Goobjoog ka-ahaa Wasiirka Wasaaradda Biyaha Somaliland Mas’uuliyiin kasocda Gobalka Awdal maamulka Degaanka iyo sidoo kale Bulshada deegaanka.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.
Audio Player