Deegaanka Luglow oo laga dhagax dhigay Isbitaalkii ugu horeeyey

0
51

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyaynta ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa isbitaal ka dhagax dhigtay Deegaanka Luglow ee Waqooyiga magaalada Kismaayo, Isbitaalka oo ka kooban 21 qol sidoo kalana waxaa loo dhamaystiray agabkiisii wuxuuna wax badan ka badali doona Baahiyaha Caafimaad ee haystay Bulshada kunool deegaankaasi oo inta badan Adeegyada Caafimaad usoo raadsada meelo kale.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here