Deegaanka Lug-loow duleedka Kismaayo oo laga hirgelinayo mashaariic kala duwan

0
18

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Tadamun Social Society iyo Xarunta Gargaarka iyo Arrimaha Bini’aadantinimada ee Boqor Salman ayaa kala saxiixday heshiis lagu dhisayo 200 oo guri, xarun caafimaad, Masjid, Dugsi, biyo gelin iyo Waddooyin, kaas oo laga hirgelinayaa deegaanka Luglpow ee waqooyiga magaalada Kismaayo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here