Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Taclinta sare ee Koonfur Galbeed ayaa iskuul sicasriya lodhisay kahirgilisay deganka lafoole hostaga degmada afgoye ee gobolka Shabeellaha Hoose Kaas oo si bilasha ay wax uga baran donan ardeyda deganka.
Munaasabada xarigjarka Iskuulka cusub ayaa waxa gobjoog aha Agaasimaha Guud ee Wasaarada Fadal Abdullahi Mursal Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Mohamed ibrahim Barre Maamulka Degmada Afgooye iyo Kan Deegaanka Lafoole.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.