Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Galmudug oo kashaneeysa Mashruuca Barwaaqo ayaa xariga kajartay xarunta Xanaanada Xoolaha taas oo laga hirgiliyay degaanka laanle ee degmada guriceel.
Munasabada xarig jarka ayaa waxaa kasoo qeb galay Masuliyin kasocotay Golaha Wasiirada Galmudug Mamulka Degmada Guriceel Kan deganka laanle iyo qeybaha kaladuwan ee Bulshada deganka.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.