Deegaanka Jiiroole galbeedka Kismaayo oo laga hirgelinaayo War-biyood casri ah

0
37

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Jubbaland ayaa Wada Mashruuc War Casri ah looga hirgilinaya degaanka Jiroole ee Galbeedka Magaalada kismaayo ee Xarunta gobolka Jubada hoose.

Mashruucan warta Biyaqabka ah ayaa marka lasoo gabagabeya dhismihisa waxa loogu talagalay iney kafaidestaan bulshada degaanka jiroole oo bahi ween u qabay kuwaas oo u badan xoola dhaqatada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here