Deegaanka Janna-Cabdalle oo dhaca galbeedka Magalada kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbaa Hoose ayaa laga Daah furay Mashruuc Biyo Galina oo ay waday Wasarada Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Jubbaland kaas oo Bulshada deegaankaasi baahi wayn u qabeen.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.