Deegaanka Janna-Cabdalle oo la gaarsiiyay Daawooyinka Xoolaha

0
40
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowladda Goboleedka Jubbaland iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa waxay deeq daawo ah ay gaarsiiyeen deegaanka Janaa Cabdalle ee Gobolka Jubada hoose.
Daawoooyinka la gaarsiiyay deegaanka ayaa waxaa lagu talagalay in lagu daaweeyo Xoolaha kunool deegaanka Janna-Cabdalle iyo deegaanada hoos taga.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here