Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha waaxda Khayraadka dabiiciga ah ee Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada dowlad goboledka Jubbaland iyo xubo ka mid ururka dhalinyarada Cagaaraan oo deegaanka Janaay Cabdalle ku tagay booqasho ku saabsan u kuurgalida sida isbadalka cimilada u saamaysay deegaanka ayaa idhir gaaraysa laa 60 geed u qaybiyay dadka deegaankaas ku nool.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.