Deegaanka Janaa Cabdalle oo laga hirgiliyay Ceel-biyood

0
26

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Tamarta & Kheyraadka Biyaha Dowlada Jubaland, ayaa Ceel Riig ah oo kamid ah kuwa ku yaalay deegaankaΒ Β π‰πšπ§πšπšπ² π‚πšπ›ππšπ₯π₯𝐚 dayactir balaaran ku sameeyay, kaas oo ey ku tirsanayeen dadka deegaanka Janaay Cabdalla oo 60 KM dhanka Waqooyi Galbeed uga Magaalada Kismaayo.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here