Deegaanka Istanbuul oo laga dhagax dhigay xarunta horumarinta Haweenka

0
40

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul insaanka Dowlada jubbaland oo kaashanaysa Hay’adda Care ayaa deegaanka Istanbul ee waqooyiga magaalada Kismaayo ka dhagax dhigtay Xarunta Horumarinta Haweenka taas oo lagu baran doono xirfadaha kala duwan ee farsamada gacanta.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here