Deegaanka Huurshe gobolka Galgaduud oo laga daah-furay Warshad biyaha sifaysa.

0
35

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Warshad Xareed Water Company oo Laga hirgiliyay deegaanka Huurshe ayaa loo qabtay munaasabad kooban,oo xariga looga jarayay si bulshada deegaanka Huurshe ay u helaan biya nadiif ah, waxaana xarig jarka ka qeyb galay maamulka magaalada Huurshe Odayaasha Dhaqanka, Aqoonyahano, ururka dhalanyarada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada kunool Deegaanka huurshe.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here