Deegaanka Higlaale oo Laga hirgaliyay Ceel-biyood baahi loo qabay

0
50
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Higlaale oo ka tirsan magaalada Cadaado ayaa waxaa laga hirgaliyay ceel-biyood riig ah kaasi oo hirgalintiisa ay ka qeyb qateen dad muxsiniin ah qurba joog ah oo ka soo jeeda deegaanka.
Madasha daah-furka ayaa waxaa goob-joog ahaa guuddomiyaha guddiga ceelka, odiyaasha degaanka iyo qaar kamid ah bulshada degaanka iyagoona ku faraxsanaa qodista ceelkaani madaama degaanka ay ka taagnayeen baahiyo loo qabay helista biyo ku filan dadka deegaanka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here