Deegaanka Goobweyn oo saameyn kala kulmay Fatahaadihii dhacay

0
52

Shacabka ku dhaqan deegaanka Goobwayne ee gobolka J-hoose ayaa ka cabanay waddo xumo ay sababtay fatahaaddii El-nino

Bulshada Kunool deeegaanka Goobweyne ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa sameeyn weyn ay kala kulmeen fatahadii ka dhacaday sanadkii tagey ee 2023

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here