Deegaanka Goobweyn oo Laga Hirgaliyey Saldhiga Ciidanka Booliska Deegaanka

0
26

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Goobweyn waa mid kamdi ah deegaanada dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo waxaana deegaankasi uu kismaayo ujiraa qiyaas ahaan 13 KM.

Kadib is fahan iyo isla shaqeyn dhexmartay bulshada deegaanka Goobweyn iyo Ciidanka Booliska Jubbaland ayaa sababtay in deegaankaasi laga hirgaliyo xarun ay ku shaqeyn doonaan Ciidanka Booliska deegaanka Goobweyn.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here