Deegaanka Goobwayn oo maalmaha ciida dad badan u dalxiis tagaan

0
36

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaan dalxiiseedkaan oo 13 KM dhanka waqooyi uga beegan Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa maalmaha ciidka waxaa u dalxiis taga dad aad u badan kuwaas oo intooda badan ay ka tagaan magaalada Kismaayo si ay sawiro xasuus ugu soo galaan beeraha ku teedhsan jiinka wabiga iyo sido kale halka isaga daraan biyah bada iyo wabiga Jubba.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here