Deegaanka Goobwayn oo laga Sheegayo baahiyo Waxbarasho

0
222

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Goobwayn oo dhanka waqooyi ka xiga Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka jira baahiyo dhanka waxbarashada ah kuwaas oo wax ka qabasho u baahan caqabadaha waxbarasho ee deegaanka ka jira.

Hamdi Mahamed Yaasiin:- ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here