Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka deegaanka Gara-adag iyo Culimada ayaa u dhagax dhigay deegaanka Machad Cusub oo lagu baran doono diinta iyo maadiga kaaso lagu dhisayo iskaashi bulsho
waxaa ka qeyb galay madasha dhagax dhiga culimaa’udiinka deegaanka odaayasha dhaqanka iyo maamulka deegaanka Gara-adag.
Qaar ka mid ah musuliinta ka qeybgalay dhagax dhiga iyo qaar ka mid ah culuma u diinka ayaa ugu baqay bulshada Somaliyeed in ay ka qeybqataan dhismaha machadka cusub ee laga hirgalinaya deegaanka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.